Mooshinkii Xukuumada Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo dib loo soo nooleeyay
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale bilaabay olole ka dhan ah Xukuumada Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid Sharmaarke, kadib markii shalay kulan ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Militant al-Shabab Fighters Bear Down on Somali Capital Mogadishu
A top United Nations official, Lynn Pascoe, the U.N. under-secretary-general for political affairs, says he is "hopeful" for Somalia, where the government is trying to fight off an offensive by Islamist militants.
Dardaaran waa Qiso jacayl ah oo aay ku soo farayareysatay Zahra Abdi Hersi Q;;6aad.
Sucdi waxay si waali ka muuqato u abaartay meeshii uu telefoonka yaalay, waxayna iyadoo aad moodid in uu miirkii ka tegay ku tiri ninkeedii “Guuleed maxaa dhacay weli miyaadan soo baxin? waxaan rajeynayaa in uusan wax xun dhicin”
Odayaasha Beelaha Hawiye ayaa maanta ugu baaqay Ciidamada AMISOM in magaalada Muqdisho ka joojiyaan duqeynta indha la'aanta ee ay la beegsadeen shacabka, kaasoo qasaaraha ugu badan ay ka soo gaarto.
Dagaal xoogan ayaa maanta ka dhacay Wadada Warshadaha, kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga Alshabaab, iyadoo dagaalka ay qeyb ka ahaayeen Ciidamada AMISOM ee fariisinka ku leh Kulyadii hore ee Jaalle Siyaad.
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel Muna oo loo qaaday Jabuuti
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii toogashada iyo is qarxinta ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Hotelka Muna ee Magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday magaalada Jabuti ee xarunta dalka Jabuuti si halkaasi loogu daweeyo.
Uruurinta lacagihii la dul dhigay Beelaha Jowhar ku dhaqan oo xalay ka bilaabatay
Kadib markii dhowaan Maamulka Alshabaab uu dul dhigay Beelaha ku dhaqan magaalada Jowhar in lacago iska soo uruuriyaan oo lagu taakuleeyo dagaalada ayaa waxaa xalay magaalada si rasmi uga bilowday uruurinta lacagahaas oo beel walba gudi u saartay soo uruurinteeda.