Jowhar.com - Somali news Leader
June 19 2013 15:00:21
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Contact Uss
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00

Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo sheegay in la dhameystiray qorshayaashii lagu weerari lahaa Baraawe
Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in la dhameystiray qorshayaashii lagu weerari lahaa deegaanada gobolkaas ay kaga sugan yihiin Xarakada Shabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo la hadlay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in dhowaan ciidamada dowladda iyo AMISOM ay ku wajahan yihiin degmada Baraawe.

"Baraawe ayaa kulaaleynaa mar dhow, saraakiishii waa diyaariyeen qidadii dagaalka, taangiyadii iyo hubkii kuli waa la diyaariyay"ayuu yiri C/qaadir Siidii.

Waxaa uu sheegay in ciidamada AMISOM ee ka kala soda Brundi iyo Uganda ay u diyaarsan yihiin sidii Shabaab uga saari lahaayeen deegaanada ka harsan Gobolka sida uu yiri.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii u dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka waday qeybo ka mid ah ah Gobolka, waxaana la arkayay gawaarida gaashaaman iyo dabaabadaha oo ka baxayay Muqdisho, kuwaasoo ku sii jeeday deegaanada.

Xarakada Al-Shabaab ayaa lagala wareegay deegaano ka tirsan Shabellaha Hoose, sida xarunta gobolka ee Marka, Afgooye. iyo deegaano iyo tuulooyin kale.


Somali news leader
www.jowhar.com
jowharcom@hotmail.com

master on June 08 2013
0 Comments · 795 Reads ·Print ·
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
497,135 unique visits