Jowhar.com - Somali news Leader
May 22 2013 08:11:11
  • Home
  • Articles
  • Downloads
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles
  • Downloads
  • FAQ
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Contact Me
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
Radio Banadir
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xayiraadii Somaliland ku soo rogtay duulimaadyada Qaramada Midoobey
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadan mamnuucista lagu soo rogay duulimaadyada Qaramada Midoobey ee deegaanada Somaliland, gaar ahaan Berbera iyo Hargeysa, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid aan loo baahneyn.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa sheegay inay ka xun yihiin xayiraada lagu soo rogay duulimaadyada qaramada Midoobey, isagoo raali gelin ka bixiyay.

Wasiirka ayaa sheegay in tallaabadaas ay ka hor imaaneyso xeerarka duulimaadyada caalamka, isagoo war saxaafadeedkiisa ku soo bandhigay shuruucyo qeexayay duulimaadyada ruqsada dowladda Soomaaliya loo siiyay jiheynta Hawada.

Hadaba war saxaafadeedka ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa sidan u qornaa







Somali news leader
www.jowhar.com
jowharcom@hotmail.com

mahad on May 19 2013
0 Comments · 4781 Reads ·Print ·
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
102,306 unique visits