Jowhar.com - Somali news Leader
May 25 2013 07:37:42
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Contact Me
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
Radio Banadir
Gudoonka Baarlamaanka oo ugu goodiyay Xildhibaanada maqan inay xilkooda weyn doonaan
Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu goodiyay mudanayaasha baarlamaanka ee ka maqan fadhiyada inay xilkooda weyn doonaan, hadii aanay soo xaadirin.

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Jeylaani Nuur Iikar ayaa sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in Xildhibaanada iska maqnaadaan, iyagoo aan wax fasax ah ka heysan Gudoonka.

"Waxa badanaaba dhacda in xildhibaanada iska maqnaadaan, maalin hore gudoomiyaha ka hadlay, hadana waa ku celineynaa, xildhibaanada maqan hadii aanay ka soo qeyb gelin booskooda ayay weyn doonaan"ayuu yiri Jeylaani Nuur Iikar.

Sidoo kale gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka ayaa sheegay inay jiraan xildhibaano Muqdisho ku sugan balse aanay ka soo qeyb gelin fadhiyada, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in aanay mudanayaasha dalka ku sugan xilkooda gudan.

"Maalmahan fadhiyada baarlamaanka waxaa imaanaya 150 xildhibaan, xildhibaano jooga oo aan imaaneyn waa jiraan, taas looma baahna"ayuu yiri Jeylaani Nuur Iikar.

Kala bar Mudanayaasha baarlamaanka ayaa la sheega inay dalka ka maqan yihiin, halka qaarkoodna aanay xaadirin fadhiyada, waxaana mararka qaar adkaata kooramka uu ku furmo kulamada baarlamaanka.



Somali news leader
www.jowhar.com
jowharcom@hotmail.com

master on May 21 2013
0 Comments · 2874 Reads ·Print ·
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
146,490 unique visits