Jowhar.com - Somali news Leader
May 23 2013 20:10:36
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Discussion Forum
  • Somali Links
  • News Categories
  • Contact Me
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00
Radio Banadir
C/raxmaan Ceynte "Madaxda qaranka waxay ku guuleysteen inay kala fur furaan xildhibaanadi mooshinka waday"
Madaxa Machadka Heritage C/raxmaan Ceynte ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay ku timid in mudanayaasha baarlamaanka ay dib ula laabtaan mooshinkii ay ka keeneen Xukuumada uu hogaamiyo Ra'iisul Wasaare Saacid.
master on May 22 2013
Read More · 0 Comments · 3671 Reads ·Print ·
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika iyo Taliyaha guud ee AMISOM (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM.
master on May 22 2013
Read More · 0 Comments · 5180 Reads ·Print ·
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka codsaday Ardayda Soomaaliyeed ee Sudan wax ka barta inay ku soo biiraan Ciidamada
Munaasabad ay soo abaabuleen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo lagu soo dhaweenayay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafiga uu horkacayay ayaa ka dhacday Magaalada Khartuum ee Xarunta Wadanka Suudaan.
master on May 22 2013
Read More · 0 Comments · 1993 Reads ·Print ·
DEG DEG: Mooshinkii laga geeyay Xukuumada Soomaaliya oo fashil ku dhamaaday
Gudoonka baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inuu laalay mooshinkii laga keenay Xukuumada, kadib markii tiradii loogu tala galay inay mooshin ka keenaan Xukuumada uu yaraaday, isla markaana ku soo hartay tirada Xildhibaanada 38-xildhibaan, ayna ansax aheyn.
master on May 22 2013
Read More · 0 Comments · 5505 Reads ·Print ·
Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha oo kala jebiyay Xildhibaanadii mooshinka waday
Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku guuleystay inay kala dhantaalaan Mudanayaashii baarlamaanka ee waday mooshinka ka dhanka ah Xukuumada, iyagoo u adeegsaday habab kala duwan oo u badnaa balanqaadyo.
master on May 22 2013
Read More · 0 Comments · 4787 Reads ·Print ·
Col. Cali Aadan Xumad "Ciidamada Kenya ee Kismaayo kama amar weyna Taliska AMISOM"
Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumad ayaa mar kale ku celiyay in Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo ay yihiin ciidan hoos-taga taliska AMISOM.
master on May 22 2013
Read More · 0 Comments · 3736 Reads ·Print ·
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya mooshin ka dhan ah Xukuumada
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya, kaasoo dhowaan la horgeeyay Gudoonka Baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanada ay si gaar ah uga doodi doonaan waxbqadka xukuumada mudadii ay jirtay.
master on May 22 2013
Read More · 0 Comments · 1077 Reads ·Print ·
Daawo Sawirada Bandhig dhaqameed lagu soo bandhigay hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo lagu qabtay Nairobi
Xaflad Balaaran oo lagu soo bandhigayay hidihii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay hotelka Liaco Regecny ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
master on May 21 2013
Read More · 0 Comments · 4884 Reads ·Print ·
Maxamed C. Omar "Mucaawinada Somaliland Muqdisho ma soo mareyso, si toos ayay u heleysaa"
Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/llaahi Cumar ayaa sheegay in Mucaawinada Somaliland ka hesho Caalamka aanay soo mari doonin dowladda Soomaaliya, kadib shir jaraa'id oo ay si wada jir ah ay Hargeysa ugu qabteen Wakiilka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Michele Cervone d’Urso.
master on May 21 2013
Read More · 0 Comments · 3397 Reads ·Print ·
Gudoonka Baarlamaanka oo ugu goodiyay Xildhibaanada maqan inay xilkooda weyn doonaan
Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu goodiyay mudanayaasha baarlamaanka ee ka maqan fadhiyada inay xilkooda weyn doonaan, hadii aanay soo xaadirin.
master on May 21 2013
Read More · 0 Comments · 2851 Reads ·Print ·
Gabar Askariyad oo labo askari ku dishay magaalada Kismaayo
Gabar Askariyad ah oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa labo askari ku dishay magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose.
master on May 21 2013
Read More · 0 Comments · 5164 Reads ·Print ·
Page 2 of 10: 12345...10
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
129,135 unique visits