Jowhar.com - Somali news Leader
June 20 2013 03:32:03
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Facebook
Navigation
  • Home
  • Articles & Fikirkada
  • Qurankariim.com
  • FAQ
  • Twitter JHR
  • Somali Links
  • Allsomalimusic.com
  • Contact Uss
  • Photo Gallery
  • Search
BBC Somali - VOA
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 06:30
VOA Somali 16:00
VOA Somali 20:00

Kulan looga hadlayay arrimaha Jubooyinka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Kulan looga hadlayay arrimaha jubooyinka ayaa maanta waxaa Muqdisho ku yeeshay Xubno fara badan oo isugu jira qeybaha bulshada sida Odayaasha dhaqanka beelaha, waxgarad, Ugaasyo, Suldaano Culimaaudiin, dhalinyaro, Aqoonyahano iyo haween.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 3272 Reads ·Print ·
Education will be the foundation of a new Somalia, Prime Minister says, opening a landmark National Education Conference in Mogadishu.
A new national education system will underpin brighter futures for a new generation of Somalis, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today, opening a three-day National Education Conference in Mogadishu.
Hanad on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 213 Reads ·Print ·
Ra'iisul Wasaaraha oo maanta furay shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada Soomaaliya (Sawirro)
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya,
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 4219 Reads ·Print ·
Gudoomiye kuxigeenkii Maamulka KMG ee Kismaayo oo la dhaawacay iyo xiisad ka dhalatay
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Gudoomiye kuxigeenkii Maamulka KMG ee Kismaayo barqanimadii maanta la dhaawacay, iyadoo xiisad ka dhalatay weerarkaas magaalada ka taagan tahay.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 5480 Reads ·Print ·
Kulan looga hadlayay Amniga iyo waxbarashada oo maanta ka dhacay degmada Kaaraan (Sawirro)
Kulan looga hadlayay amniga iyo waxbarashada ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan, kaasoo ay ka qeyb galeen Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo ahaa kulankii u horeeyay noociisa oo degmada ka dhaco.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 2154 Reads ·Print ·
Wararkii ugu dambeeyay ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh/Hoose
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo is kaashanaya ayaa la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose, iyagoo ku sii siqayay deegaano hor leh.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 3429 Reads ·Print ·
Burcad badeeda Galbeedka Afrika oo hogaanka burcad badeednimada kala wareegtay Soomaaliya
Warbixin ay soo saartay hay’ada caalamiga ah ee badaha International Maritime Bureau(IMB) ayaa lagu sheegay in burcadnimada ka jirta xeebaha galbeedka Afrika ay ka badan tahay tan ka jirta xeebaha Soomaaliya.
mahad on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 1996 Reads ·Print ·
Salaad C. Jeelle "Awood Shabaab madaafiic ku soo rido ma lahan, waa in lala xisaabtama hey'adaha amniga"
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo xilli soo noqday Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadii Cali Maxamed Geeddi ayaa ka hadlay weeraradii madaafiic ee habeen hore lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 2174 Reads ·Print ·
Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo ku wajahan degmada Buulo Burde
Taliska AMISOM ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la gaaray waqtigii Al-Shabaab laga saari lahaa deegaanada Gobolka Hiiraan, iyadoo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ka socda Jabuuti ay bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 2914 Reads ·Print ·
Dab baab'iyay hanti fara badan oo xalay ka kacay suuqa magaalada Gaarisa
Dab geystay qasaare hantiyadeed ayaa xalay ka kacay suuqa magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi bari Kenya, iyadoo dabkan uu baabi'iyay inta badan ganacsigii ku yiil suuqaas.
master on June 18 2013
Read More · 0 Comments · 618 Reads ·Print ·
Howlgalo roondeyn ah oo caawa ka socda Muqdisho, xilli xalay madaafiic lagu garaacay Madaxtooyada
Howlgalo roondeyn ah ayaa caawa ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo Ciidamada Booliska AMISOM, iyo Booliska Soomaaliya ay iska kaashanayaan howl galkan roondada ah, kadib markii xalay tiro Hoobiyeyaal ah lagu soo garaacay Xarunta Madaxtooyada.
master on June 17 2013
Read More · 0 Comments · 1903 Reads ·Print ·
Page 3 of 39: 123456...39
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
jowhar.com
505,638 unique visits