Iskaashi dhex maray jaamacadaha SIMAD iyo Jaamacad ku taala dalka Malaysia (Sawirro)
Xaflad aad u balaraan oo lagu soo dhaweynayay arday baran doonto waxbarashada sare ayaa jaamacada SIMAD waxa ay maanta ku qabteen hotel Sunrise ee magaalada Muqdisho.
Tartan Ciyaareed lagu maamuusayay 15-ka May oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Dharkeenley
Tartan Ciyaareed lagu maamuusayay 70-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Ururkii gobonimo doonka ee SYL ayaa lagu soo gaba gabeeyay degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.
David Beckham ayaa ku dhawaaqay maanta inuu ka fariisanayo dhamaadka xilli ciyaareedkan ciyaarista kubada cagta, isagoo soo gabagabeynaya mustaqbal ciyaareed oo in ka badan 20 sanadood ahaa.
Arsenal oo beenisay inay dooneyso ciyaaryahan Rooney
Arsenal ayaa beenisay inay u dhaqaaqday saxiixa xiddiga ka sii socda Manchester United ee Wayne Rooney sida uu maanta shirkiisa jaraa’id ku sheegay tababare Arsene Wenger.
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo Muqdisho u soo gaaray arrinta Kismaayo
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo wafdigan haatan ay wada hadalo albaabada u xiran yihiin la leh Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mida ah Golaha Wasiirada.
South Korea restores diplomatic relations with Somalia
(Thursday, May 16, 2013, Mogadishu, Somalia) The South Korean Ambassador, H.E. Kim Chan-Woo, presented his credentials to H.E. Hassan Sh. Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, in Mogadishu today.
Dowladda Soomaaliya oo amar ku siisay wafdigii ay u dirtay Kismaayo inay dib u soo laabtaan
Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa war uu soo dhigay boggiisa Twitter-ka waxaa uu ku sheegay in dowladda ay amar ku bixisay inay dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho wafdigii maalin ka hor u dirtay, kuwaasoo ahaa gudi labada gole oo uu magacaabay Ra'iisul Wasaaraha.
Ciidamo fara badan oo ka tagay Gedo ayaa ku sii jeeda Kismaayo, si ay u taageeraan Col. Barre Hiiraale
Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda ayaa saacadihii u dambeeyay ka ambabaxay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, iyadoo ciidamadan la sheegayo inay taageerayaan Col. Barre Hiiraale oo loo doortay Madaxweynaha Jubaland.