Home 
 
 Forum 
 
 Contact Us 
 
 Movies 
 
 Somali Music 
 
 Search »  
 
Navigation
Quran
Yusuf's Game
Photo Gallery
Online Games
Submit Link
Hindi Music
Entertainment
Arabic Music
Music Somali
Download music
Somali music video
Heeso Qaraami
Heeso Wadani
Live TV
Radio Links
BBC Somali 07:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
VOA Somali 17:00
Radio Banadir
Random media










Somali Links
Waqtinews.com
Afdheer.com
African M Videos
Albakri.co.uk
AllBanadir
Allceldheer
Alldalka
Allmudugnews.com
Allpuntland
Allwadani
AminArts
Anfax.com
Arladitv.com
Banadir
Banadir City
Banadir Media
Banadir24.com
Baydhabo.com
BBC Somali
Bclub19.com
Bishaaro.com
Blue Star studio
Boondheere.com
Bulshoweyn.com
buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Calanka.com
calayaale.com
Ceelbuurnet
Ceelbuuronline
Dadka.net
Dalkanews.com
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Doollo.com
Dulmane.com
Gobolkabanaadir.com
Gololey.com
Google News
Goolka.com
Hadhwanaag.com
Halgan.net
Halganka.net
Hamarey.com
Hiiraan
Hiiraancenter.com
Hiiraannet.com
Hobyo-one.com
Homelandmedia.net
Hornafrik.com
Horseednet.com
Iibka.com
Iqrapress.com
Iqrasomali.com
Irin News
Jammaame.com
Janaale.com
jawiil.com
Jaziro.com
Jijigawe.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Jowharonline.com
Kubadda.com
Kulmis.com
Maaryaa.net
Markacadeey.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midgaan.com
Midnimo.com
Mogadishuniversity
Mudugonline.com
Mudulood.com
Mugadishocity.com
Onkod.net
Osmanart.net
Qaranimo.com
Qaranka.com
Reegay.com
Ruunkinet.com
Saakow.com
Sahanradio.net
Saxafada.com
Shabelle.net
Solamusic.net
Somaaljecel.com
Somali Links
Somali woman
Somaliawatch.com
Somaliedu.com
Somaliriyemen
Somaliswiss.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com
Somsports.com
soomaalidamaanta.com
Stavangerstars
TV Horseed
TV Somali l
TV Somali Star
TV Universal.tv
Ufurow.com
Wadanka.com
Wanlaweyn.net
Wargeyska
Warqabad.com
Widhwidh.com
Xamardaye.com
Xamarnews.com
Yaaqshid.com
Yamays.com
Islamic Links
Tadkirah
Afalx
Suufiyah
Altaqwaa
Abdulrashiida
Maktabada Suxayfa
Imaams
Somali Sunnah
Masjid Shafici
Somali Media
Waaniye
Runta
Kafaalo
Google



Meles Zenawi oo sheegay inay ka go'an tahay in Ciidamiisa uu la baxo, xataa hadii ay tabar daran tahay Dowladda Kmg
Ra'iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Atto Meles Zenawi ayaa ka dhawaajiyay inuu socdo qorshe lagu diyaarinayo sidii Ciidamadiisa uu ugala bixi lahaa Gudaha Soomaaliya, kadib markii Ciidamadiisa ay ku riiqmeen Dagaalada iyo kacdoonada lagala soo horjeedo.
Maleeshiyaadka Barre Hiiraale iyo kuwa Islaamiyiinta oo isaga baxay gudaha Degmada Baardheere.
Xaalada Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa saaka degan kadib xiisado labadii maalmood halkaas ka taagnaa, degenaanshaha Magaalada ayaa timid markii ay si wada jir ah halkaas uga baxeen Maleeshiyaadkii uu watay Xildhibaan Barre Hiiraale iyo kuwa Islaamiyiinta.
Weerar Hubeysan oo xalay lagu qaaday Hoyga Taliye Kuxigeenka Booliska Degmada Dharkeenley.
Kooxo Hubeysan ayaa weerar xoog leh xalay saqdii dhexe ku qaaday Hoyga Taliye Kuxigeenka Booliska Degmada Dharkeenley, iyadoo halkaas uu is rasaaseyn ku dhex maray Ilaaladii taliyaha iyo Kooxihii weerarka geystay.
Aamino Muuse "Garbaha ayay iga qabteen gaarigi si qasab bey igu saareen markaan la hadlayna waxay i dhaheen Af Amxaar ma taqaan, waana fara xumeyn"
Mss Aamino Muuse ayaa sheegtay in Ciidamada Ethiopia ay si xun ula dhaqmeen, isla markaana si xoog ku jiro ay xafiiskeeda shalay kala soo baxeen, waxaana ay intaa raacisay in Ciidamada Ethiopia oo ku socday Labo Gaari oo kuwa Dagaalka ah ay xafiiskeeda ka qaateen wixii Dukuminti ah oo ay ku shaqeyneysay.
Madaxii Hey'adda UNHCR ee Magaalada Muqdisho oo galabta la sii daayay, kadib muddo saddex bilood oo u afduubnaa Kooxo Dabley
Madaxii Hey'adda Qaramada Midoobey Laanteeda qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ayaa gelinkii dambe ee maanta la sii daayay, kadib marki muddo saddex bilood oo u afduubnaa Kooxo Dabley.
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo cadeeyay in Magaalada Kismaayo ay isku heystaan Beesha Daarood.
Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdala oo ka hadlayay Kulan Golaha Ammaanka ku yeesheen magaalada New York ayaa soo hadal qaaday xasaradaha ka jira Magaalada Kismaayo, waxaana uu sheegay in qabsashada magaalada Kismaayo la xiriirto arrimo dhaqaale.
Madaxweyne Yuusuf, Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Aadan Madoobe oo ka degay Baydhabo.
Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka Kmg ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay Maalin kadib markii ay Magaalada Addis ababa ee dalkaEthiopia ku soo afjareen khilaaf in muddo ah ka dhaxeeyay Madaxdaas.
Maxamed Dheere oo ku eedeeyay Taliyaha Ciidamada Ethiopia inuu xoog gurigiisa ugu kaxeystay Haweeney Maamulkiisa ka tirsaneyd
Gudoominaya Gobolka Banaadir Maxamed Dheere ayaa si kulul u weeraray Taliyaha Ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya ku sugan, wuxuuna cambaareeyay falkii shalay ay Ciidamada Ethiopia ay ku hor istaageen howlihii canshuur uruurinta Maamulka Gobolka Banaadir.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo wiilkiisii curadka kaga geeriyooday weerar Bambaano oo lagu qaaday Hoygiisa.
Habeenkii Labaad ayaa mar kale weeraro Bambaano loo adeegsaday lagu qaaday Hoyga Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, taasi oo ka dhalatay Dhimasho iyo dhaawac.
Ciidamada Ethiopia oo xayiraad dhinaca dhaqaalaha ku soo rogay Maxamed Dheere.
Waxaa maalintii labaad gebi ahaanba hakad ku jiro howlihii canshuur uruurinta Gobolka banaadir, kadib markii shalay ay xayiraad ku soo rogeen Ciidamada Ethiopia, iyagoona inta badan albaabada isugu dhiftay goobihii canshuur qaadista ee hoos imaan jiray Maxamed Dheere.
Page 1 of 315 1 2 3 4 > >>

Random Photo


Funny pictures & Sawiro Qosol ah













Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Users Online
Guests Online: 625
No Members Online

Registered Members: 23
Unactivated Members: 1
Newest Member: Hamza
4704427 Unique Visit

Jowhar.com Copyright © 2007