SOMALI NEWS
Ciidamo la kala dhex dhigey Beelo ku dagaalamay Sh/dhexe
May 17 (Jowhar.com)-Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamada Daraawiish u diray gobolka Sh/Dhexe si ay u kala dhex-gala beelo ku dagaalamay tuullooyin hoostaga deegaanka Biyo-Cadde oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe.
Israel oo ku dhawaaqday iney ciidamo dheeraad u direyso magaalada Rafah
May 17 (Jowhar.com)-Wasiirka difaaca ee Israa'iil Yoav Gallant ayaa sheegay in Israa'iil ay ciidamo cusub oo dheeraad ah ay "gelin doonto gudaha Rafax" xilli ay ciidamada milaterige ee Israa'iil ay hawlgallo kala duwan ka wadaan dhinaca…
Agaasimaha Hay’ada Socdaalka oo la kulmay Dhiggiisa Norway
May 16 (Jowhar.com)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo u jooga magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa kulamo mirro dhal ah la qaatay Agaasimaha…
Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya
May 16 (Jowhar.com)-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka socdo xarunta Villa Soomaaliya, uuna guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warbixin lagaga dhagaystay Wasaaradda gaashaandhigga iyo Taliska…
Ra’iisul wasaare Xamze oo dalka Bahrain kula kulmay madaxweynaha Ciraaq Abdul Latif Rashid
May 16 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa magaalada Manama ee Dalka Bahrain, kula kulmay Madaxweynaha Dalka Ciraaq, Mudane Abdul Latif Rashid.
World News
Emirates Resumes Flight Operations in Nigeria
Emirates highlights that the daily flight resumption will enhance trade for both Nigerian and Emirati companies.…
Mélenchon’s Symbolic Visit to Dakar Welcomed by Senegal’s Sonko from…
Jean-Luc Mélenchon, a prominent figure on the hard left in France, has embarked on a four-day trip to Senegal,…
Rwanda Bars Human Rights Watch Researcher
New York — Entry Denial Signifies an Intolerance towards Observation of Rights
Upon her arrival at Kigali…
African Development Bank Group Set to Unveil 2024 African Economic Outlook
Event: Release of the African Economic Outlook 2024 report
Key Participants: Akinwumi Adesina, President of the…
Morocco Set to Host GITEX AFRICA 2024: Paving the Way for an AI-Driven Future…
A 70% increase in growth from one year to the next has electrified Africa's preeminent tech and startup fair in…
Tax Experts Assert: Heavy Taxation is Ineffective for Resolving Kenya’s Debt…
In Nairobi, specialists in tax and exchange control have urged the government to adopt new strategies for…
Tobacco Harm Reduction Strategies in Africa: Ensuring No One is Left Behind
In an exclusive dialogue, Allafrica was honored to converse with Bahman Safakish, Philip Morris International's…
South Africa: Day 10 of Rescue Operations Following Fatal Building Collapse in…
Since the devastating incident of the building collapse at 75 Victoria Street in George, Western Cape, the…