Axmed Madoobe oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa Guddiga Doorashada Heer Federaal ugu magacaabay laba xubnood, halka sidoo kale labo xubnood loo magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada ka soo baxday Maamulka Jubbaland;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More