Akhriso Jadwalka doorashada 2 Senatar oo ka tirsan Aqalka Sare

Jadwalka doorashada ee labada Kursi ee Aqalka Sare ee ku harsanaa Dowlad Goboleedka Galmudug. Diiwaangelinta waa maanta oo Arbaco ah iyo berri oo Khamiis ah, halka maalinta Sabtida ay dhaceyso doorashada.

Labada Kursi waxaa ku tartamaya:

1- Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Cawil Nuur Cali

2- Cabdi Cismaan Xareed iyo Mahad Aadan Guuleed

Labadan kursi ayaa ah kuraasta ka harsan doorashada aqalka sare,iyadoo guddiga doorashooyinka ay shaaciyeen in toddobaadka soo socda ay bilaabanayso doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More