Guddiga Doorashada oo soo saaray Shaxda Qoondada Haweenka

Guddiga doorashada heer federaal ayaa soo saaray shaxda qoondada haweenka Golaha Shacabka ee dowlad goboleedyada.

Guddiga ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay in la xaqiijiyo qoondada haweenka. Iyaga oo soo saaray shaxda Maamulka walba laga rabo.

Halkan hoose ka aqriso shaxda uu soo saaray guddiga;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More