Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi oo soo saaray liiska 16 kursi oo la dhawaan la dooranayo

Guddiga Doorashooyinka Gobolada Woqooyi ee Somaliland ayaa oo saaray Liiska 16 kursi oo Doorashadooda dhawaan lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Duqeyda dhaqanka ayaa laga sugayaa inay ku soo xaadiraan xarunta doorashada si ay u qaataan tababarka.

Guddiga Doorashada Somaliland ayaa ah guddigii ugu horeeyay ee qabtay doorashooyinka golaha shacabka.

Sidoo kale waxaa lagu qabtay doorashooyinka golaha shacabka maamulada Galmudug iyo Koofurgalbeed.

Hase yeeshee illaa hadda waxaa aan bilaabin doorashada golaha shacabka maamulada Hirshabelle,Jubbaland iyo Puntland.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More