Zelenskyy waxoow ka barya Mareykanka inuu ogolaado in hubka riddada dheer lagu werararo Ruushka
Sep 06 (Jowhar)-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku booriyay Washington inay u ogolaato ciidamadiisa inay u adeegsadaan hubka Mareykanka si ay u duqeeyaan gudaha dhulka Ruushka, isagoo eegaya inuu kordhiyo cadaadiska Moscow si…
Ciidamada Israa’iil ayaa ku dilay Daanta Galbeed ee la haysto gabar Maraykanka-Turkish
Sep 06 (Jowhar)-Aysenur Ezgi Eygi oo 26 jir ah ayaa madaxa laga toogtay intii uu socday mudaaharaad looga soo horjeeday deegaamaynta sharci darrada ah ee Israel.
Ugu yaraan 17 arday ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul ku yaalla dalka Kenya
Sep 05 (Jowhar)-Ugu yaraan 17 arday ah ayaa ku dhintay halka 13 kalena ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii uu dab ka kacay qeyb ka mid ah iskuulada jiifka ee bartamaha Kenya, sida ay booliisku sheegeen.
President Hassan discussed with William Ruto the regional crisis which is the basis of the Badda…
Sep 05 (Jowhar) The President of the Federal Republic of Somalia Mr. Hassan Sheikh Mohamud had a special meeting with the President of Kenya Mr. William Ruto.
President Hassan Sheikh discussed the Ethiopian crisis with Josep Borrell
Sep 05 (Jowhar) The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud spoke on the phone with the Vice President of the European Union and the head of political and security affairs, Josep Borrell, according to Villa Somalia.
Madaxweyne Xasan oo William Ruto kala hadlay xiisadda gobolka ee salka u ah muranka Badda
Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.
Shirkii golaha wasiirada oo looga hadlay damaca Itoobiya iyo dagaalka Shabaab
Sep 05 (Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka kooxaha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiisadda Itoobiya kala hadlay Josep Borrell
Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa arrimaha siyaasadda iyo amniga Josep Borrell, sida ay sheegtay Villa Somalia.
Booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Masar ee Turkiga
Sep 05 (Jowhar)-Tallaabo diblomaasiyadeed oo muhiim ah, madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Turkiga. Booqashadan ayaa astaan taariikhi ah u ah xiriirka xumaaday ee u dhaxeeya labada…
Egyptian President’s Historic Visit to Turkey
In a significant diplomatic move, Egyptian President Abdel Fattah el-Sisi made his first official visit to Turkey. The visit marked a historic moment in the strained relations between the two countries, which have been at odds for years.