Mareykanka oo sheegay in 3,000 oo qof ay ku qabteen howlgallka Minnesota

78

Jan 19(Jowhar)-Wasaarada Difaaca Maraykanka ayaa xaqiijisay in 3kun oo qof ay ku soo xidheen howlgallka ka socda gobalka Minnesota.

Howlgalkan oo loogu wanqalay Metro Surge ayaa bilowday bishi December waxaana dadka lagu qabtay kamid ah Soomaali .

Dhanka kale xoghayaha wasaarada Difaacada Maraykanka ayaa maanta sheegtay in ay sii joogi donaan gobalka howlgalkuna uu sii socon doono ilaa dambiilayaasha gacanta lagu soo wada dhigo waa sida ay hadalka u dhigtay.