Mar 26(Jowhar)-Warbaahinta Israa`iil oo xiganaysa saraakiil amni oo katirsan nidaamka Netanyaha ayaa sheegaysa in la dilay Taliyihii Ciidanka Badda ee Ilaalada Kacaanka Iran Alireza Tangsiri.
Warbaahinta Israe|l ee Channel 14 oo baahisay xogtan ah oona sheegtay in sarkaalka lagu beegsaday magaalada dekedda leh ee Bandar Abbas.
Sarkaalkan ayaa kamid ahaa xubnaha dhawaan la magacaabay.










