Sunday, June 7, 2026
Home NEWS Taliye cusub oo loo magacaabay taliska taakulada ciidanka xoogga dalka

Taliye cusub oo loo magacaabay taliska taakulada ciidanka xoogga dalka

305

Jun 07(Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ahaa Gen Mohamed Mohamuud Hassan Garabeey u magacaabay Taliyaha Taliska Taakulaynta Ciidanka Xogga dalka Somaliyeed.

Gen Garabeey ayaa Horay usoo noqday u qaybsanaha Difaaca ee Safaarada Somaliya ee Dalka Turkiga.

Xilkaan waxaa horay usoo qabtay sidoo kale Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee hada Gen Ibraahim Mohamed Mohamuud.