Akhriso; Heshiiska ay gaareen Wasaaradaha Waxbarashada Dalka

Wasaaradaha Waxbarashada xukuumadda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa heshiis dhinaca waxbarashada ah ku gaaray magaalada Garowe.

Kulan ka dhacay magaalada Garowe ayaa wasiiradan waxa ay ka soo saareen war murtiyeed qeexaya heshiis dhinacyo badan taabanaya sida imtixaanaadka iyo shahaadooyinka.

Maamulka Puntland oo hore u diidanaa inuu qeyb ka noqdo imtixaanaadka shahaadiga ah ayaa kulankan ku oggolaaday in heshiis laga gaaro imtixaanada dalka ka dhacaya.

Halkan hoose ka aqriso heshiiska lagu gaaray shirka Garowe.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More