Akhriso Magacyada guddiyada soo xulaya ergada 13 kursi oo lagu dooranayo Baraawe

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Maamul-goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 13 Kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadoodu ka dhacayso magaalada Baraawe.

Magaalada Baraawe ayaa ah magaalada labaad ee ay ka dhacayso doorashada dowlad goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya iyadoo hore kuraas badan oo ka mid ah Golaha Shacabka lagu soo doortay magaalada Baydhabo oo ah magaalo madax ku meelgaar ah.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More