Akhriso Magacyada Musharaxiinta 13 kursi oo doorashadooda lagu qabanayo Baraawe

Guddiga doorashooyinka Koorgalbeed ayaa shaaciyay liiska musharaxiinta ku tartamaysa 13kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka taasoo doorashadoodu ka dhacayso magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Liiska musharaxiinta ayaa ah mid qaar ka mid ah xildhibaanadii caanka ka ahaa gobolka Sh/hoose ay ka maqan yihiin sida Maxamed Cumar Dhalxa oo muddo dheer ka mid ahaa Golaha Shacabka.

Halkan hoose ka aqriso liiska musharaxiinta 13 kursi ee doorashadoodu ka dhacayso Baraawe;

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More