Akhriso Magacyada Xildhibaanada maanta lagu soo doortay Muqdisho,Dhuusamareeb iyo Baraawe

Waxaa maanta ka dhacday magaalooyinka Muqdisho,Dhuusmareeb iyo Barawe doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka iyadoo lagu soo doortay xildhibaano isugu jira kuwo ku cusub baarlamaanka iyo kuwa sanadihii la soo dhaafay ka mid ahaa.

Magaalada Dhuusamareeb;

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka dhacday doorashada saddex xildhibaan waxaana ku guuleystey;

Hop#147 Mahad Maxamed Salaad
Hop#055 Maxamed Xuseen Abuukar
Hop#035Cumar Cali Cabdi

Magaalada Muqdisho;

Hop# 264 Cabdullaahi Cabdi Maxamed
Hop# 212 Nuuriye Aadan Ciise
Hop#207 Maxamed Xasan Maxamed
Hop#242 Sahro Yuusuf Cige
Hop#224 Ceeydaruus Saalax Yuusuf
Hop#258 Faadumo Ismaaciil Xuseen
Hop#246 Axmed Maxamed Nuuradiin

Magaalada Baraawe;

Magaalada Barawe ayaa waxaa lagu doortay 6 xildhibaan.

Hop#062 Aweys Maxamed Cumar
Hop#251 Nuuralcayn Khaliif Shekh Abuu
Hop#195 Maxamed Xasan Maxamed (Murjaan)
Hop#187 Dr Cali Saciid Faqi
Hop#057 Muqtaar Axmed Xasan
Hop#194 Xamsa Saciid Xamsa

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More