Akhriso; War murtiyeedka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Golaha Wadatashiga Qaranka oo 21 – 22 August shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan habraacyada doorashooyinka dalka ee dhinacyada amniga, maaliyadda, xulista ergooyinka, qoondada haweenka iyo habraaca xildhibaannada Aqalka sare ee Somaliland.

Qodobada la isku raacay ee laga soo saaray kulankan ayaa waxaa ka mid ah in Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee Somaliland ay si wadajir u soo xulayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi, waxaana ka hubinaya Ra’iisul Wasaaraha.

Xildhibaannada Aqalka Sare ee Somaliland waxaa dooranaya 46 Xubnood oo ka kala socda 23 ka socda Odayaasha Dhaqanka Somaliland iyo 23 xubnood ka socda Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Halkan hoose ka aqriso War Muriyeedka laga soo saaray shirkan;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More