Akhriso;11 kursi oo la shaaciyay in dhawaan doorashadooda ka dhacayso Jowhar

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Liiska 11 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Magaalada Jowhar.
Liiskan ayaa xildhibaanada ugu horeeya ee lagu dooranayo Jowhar waxaa kuraastooda hore ugu fadhiyay afartii sano ee la soo dhaafay ka mid ah C/qadir Cosoble Cali oo kamid ah musharaxiinta Madaxweynaha,Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Gargaarka iyo C/qaadir Carabow Ibraahim.

Labada Kursi ee dib looga dhigay ee Hirshabelle 141 oo uu ku fadhiyo Xildhibaane Ducaale iyo Kursiga tirsigiisu yahay Hop146 oo uu ku fadhiyo Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur..

Halkan hoose ka aqriso magacyada iyo tirsiga kuraasta la shaaciyay.

#HOP 005 Maxamed Cumar Ceymoy
#HOP 024 C/qaadir Carabow Ibraahim
#HOP 033 Yuusuf Ibraahim Afrax.
#HOP 052 Farxiyo Maxamuud Dhaqane
#HOP 070 Aadan Cali Xasan.
#HOP 088 Dahabo Suusow Maxamuud
#HOP 097 Khadiijo Maxamed Diiriye
#HOP 098 Maxamuud Maxamed Jimcaale
#HOP 106 Mina Xasan Maxamed
#HOP 115 Cali Maxamed Cumar.
#HOP 106 Abdkadir Cosoble Cali.

QORAALKA KA SOO BAXAY GUDDIGA DOORASHADA HIRSHABELLE;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More