Akhriso;Magacyada Jaamacadaha ay Aqoonsan tahay Dowlada Federalka

Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay Jaamacadaha ay aqoonsan tahay dowladda Soomaaliya, kuwaasoo ku yaala guud ahaan Soomaaliya.

Gudigga Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, ayaa 19 bishan Jaamacadaha dalka ku wargeliyey inay sida uga dhaqsiyaha badan ula soo xariiraan gudigga, si loo dhameystiro habraaca diwaangelinta aqoonsiga Jaamacadaha iyadoona ugu danbeyntii maanta la soo saaray wijiga 1-aad ee baarista tayada waxbarashada Jaamacadaha dalka.

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aqoonsantahay 41 Jaamacadood oo ku yaala guud ahaan Soomaaliya, waxaana kamid ah jaamacado ku yaal deegaanada Somaliland.

Hoos ka akhriso Liiska Jaamacadaha la aqoonsaday;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More