Maraykanka oo ku soo rogay cunaqabatayn dalka Ruushka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay waxa uu ugu yeeray qeybtii ugu horeysay ee cunaqabateynta ka dhanka ah Ruushka, isagoo sheegay in Moscow ay bilowday duulaanka Ukraine.
Recover your password.
A password will be e-mailed to you.