Xubnaha soo xulaya ergada shanta kursi ee beelaha banaadiriga oo la shaaciyay
Guddiga doorashooyinka beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyay xubnaha soo xulaya ergada shanta kursi ee beelaha banaadiriga oo doorashadoodu la qaban doono toddobaadkan.
Doorashada beelaha banaadiriga oo lagu wado inay dhacdo Maalinta Isniinta…