Heesaaga Caanka ah Hindiya Lata Mangeshkar oo geeriyootay
Lata Mangeshkar, oo ka mid ah hal-doorka dhaqanka ugu weyn Hindiya, isla markaana ahayd heesaa qeexday muusigga iyo laxanka jiilalka Koonfurta Aasiya, ayaa geeriyootay iyada oo 92 jir ah.