Maqaal uu qoray Fahad Yaasiin: Haddii aad wanaag fasho wanaag baa la fishaa
Agaasimihii hore ee NISA ahna La Taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa maqaalkii u horreeyay ka qoray shaqada Hey’adda NISA oo muddo saddex sano hoggaaminayay.