Muuse Biixi oo u ambabaxay dalka Ethiopia
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Bixi Cabdi ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, kadib casuumad uu ka helay ka helay Ra'isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.