Rooble;”Xukuumadu waxay ku dhaqmeysaa siyaasad ku saleysan maslaxadda Ummadda “
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhammeystirka doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay…