Joe Biden oo kala hadlay Abiy Ahmed dilka iyo xariga loo geysanayo dadka rayidka ah
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed sii socoshada colaadda ka jirta dalkaas, wuxuuna walaac ka muujiyay dadka lagu hayo xaaladda degdegga ah, sida uu sheegay Aqalka Cad.