Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa la kulmay ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaaliya James Swan,waxayna kawada hadleen sidii loo dardar gelin lahaa Qorshaha…