Golaha Wasiirada oo isku raacay in Guddi loo saaro baaritaanka isku daygii afgambiga fashilmay ee…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya xaaladda dalka ,siyaasadda,amniga iyo doorashooyinka dalka.