CCshakuur:”Boobka doorashada waa wado uu Farmaajo jideeyey, qofkii ku raacana isaguu la mid…
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digey in Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo lagu taageero wax uu ugu yeeray Boobka Doorashada.