Wasiir ku eedeeyay ciidamada inay lacago baad ah ka qaataan gaadiidka magaalada Muqdisho
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ku eedeeyay ciidamada dowlada inay isgoysyada magaalada Muqdisho ay lacago baad ah ka qaataan gaadiidka.