Cumar Filish;”Degmada Kaaraan waxaa ka jira warshado maandooriyaha lagu farsameeyo lehna…
Kulan loogaga hadlayay sidii wax loogaga qaban lahaa amni darri ka soo korortay degmada Kaaraan oo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu go'aamiyay in la iska kaashado sidii wax looga qaban lahaa ammaanka degmada.