Imaaraadka Carabta oo taageero militari siinaya dowladda Itoobiya
Dowlada Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa taageero militeri oo dhinaca cirka ah siinaysa dowladda Itoobiya oo dagaal kula jirta ciidamada ka soo jeeda waqooyiga gobolka Tigray.
Recover your password.
A password will be e-mailed to you.