Guddiga Abaaraha ee dowlada federalka oo maanta la kulmaya hay’adaha caalamiga
Guddiga Gurmada Abaaraha ee uu shalay magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho ka bilaabaya maanta kulamo ay la yeelanayaan hay'adaha samafalka iyo beesha caalamka.