Taliyihii Xabsiyada Kenya oo shaqadii laga eryay kadib markii maxaabiis Alshabaab ka tirsanaa ay…
Madaxii xabsiga Kenya ayaa shaqada laga ceyriyay maalmo kadib markii saddex maxbuus oo u xirnaa dambiyo la xiriira argagixisanimo ay ka baxsadeen xabsiga ugu sareeya ee ammaanka.