Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarunta Degmada Cabdul casiis ee magaalada Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga kajaray dib udhiska lagu sameeyay xarunta degmada Cabdicasiis si loo ballaariyo adeegyada uu maamulka degmada gaarsiiyo…