Dowlada Itoobiya oo shuruud ku xirtey wadahadal ay la yeelato TPLF
Dowlada Itoobiya ayaa shuruudo adag ku xirtey in wadahadal ay la yeesheen jabhada TPLF oo ka dagaalanta waqooyiga dalka Itoobiya.
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Diina Muftii ayaa sheegay in jabhadda TPLF looga baahan yahay…