General Burhaan oo sheegay in uusan ka mid ahaan doonin dowladda Suudaan ka dib kala-guurka
Taliyaha ciidamada Sudan General Abdel Fattah al-Burhaan ayaa sheegay in uusan ka qeyb qaadan doonin dowlad kasta oo timaada ka dib xilliga KMG ah, waxaana uu beeniyay in ciidamadu ay mas’uul ka yihiin dhimashada dibadbaxayaal ka soo…