Qaramada Midoobay oo kala hadashay dowlada Soomaaliya arrimaha Caddaalada
Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya, sidoo kalana ah isku duwaha arrimaha bini aadanimada…