Guddoomiyaha Baarlamaanka EAC oo khudbad ka jeediyay Golaha Shacabka
July 24 (Jowhar.com)-Guddoomimiyaha Baarlamaanka Urur goboleedka Bulshada Bariga Afrika Mudane Joseph Ntakirutimana ayaa hadal ka jeediyay golaha shacabka Soomaaliyeed waxaana uu uga mahadceliyay guddoonka iyo xildhibaanadda Golaha Shacabka…