Madaxweynaha Koofurgalbeed oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta kula kulmay magaalada Muqdisho Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya James Swan.