Dowlada Soomaaliya oo cunoqabatayn ku soo rogtay saraakiil ka tirsan Alshabaab
Jul 17 ( Jowhar.com)-Guddiga Qaran Ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (GQKLDH/LMA) ayaa soo saaray liiska cunaqabateynta maaliyadeed ee qaran, oo lagu beegsanayo saraakiil ka tirsan kooxda Al-Shabaab.