Guddoomiyihii gobolka Sh/hoose Cabdiqaadir Siidii oo xilka laga qaaday
Madaxweynaha maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Nuur Siidii,isagoo u magacaabay guddoomiye cusub Maxamed Cabdiraxiin…