NEWS Koox hubeysan oo weerar ku qaaday maqaayadda Joo’s Kitchen Mahad Dec 25, 2023 Dec 25 (Jowhar)- Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxaha argagaxisada ayaa weerar ku qaaday makhaayadda Joo’s Kitchen oo ku taal magaalada Muqdisho.