Jaamacada Carabta oo agab caafimaad ugu deeqday dowlada Soomaaliya
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr Fawziya Abikar Nur oo uu wehliyo wasiir xigeenka Dr Axmad Xuseen macalin (Dr.Gureey) ayaa maanta ka gudoomay Golaha Wasiirada Caafimaadka ee Jaamacadda Carabta agab Caafimaad oo isugu jira qalab iyo Dawooyinka…