Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Holland ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo xukunka dacwaddii Badda ee u dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya .
Wararka ka imaanay magaalada Garowe ee xarunta maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegaya in uu baaqday shir wada-tashi ah oo madaxweyneyaasha maamul-goboleedyada ay u ballansanaayeen in magaaladaasi uu uga furmo maalinta berri ah oo…
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan saacado qaatay ku yeeshay magaalada Muqdisho iyadoo kulankaasina uu ku soo dhamaaday is afgarad oo lagu xaliyay arrimo ay ku kala…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamanka Somaliya Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa wadajir u soo saaray habraaca doorahada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyi.
Qaadooyin ayaa lagu xardhay calan dhaqameedyo iyo calammo astaan u ah iska -caabbinta reer Falastiin kadib markii lix maxbuus ay ku soo baxsadeen god ay qoteen iyagoo isticmaalaya qaadooyin iyo maacuun kale.